Home / Somali News

Somali News

War-saxaafadeed: Cabasha ka dhan ah G/xigeen hawlaha guud ee B/Banaadir

Mogadishu(Faanoole)-Lifaaqa hoose waxa  uu ka hadlaya cadaalad daro laga tabanayo gudoomiya xigeenka dhanka hawlaha guud ee gobalka Benaadir, taasi oo ku aadan dhul ku yaala degmada Kaxda ee gobalka Benaadir WARSAXAAFADEED Ku: Dhamaan warbaahinta kala duwan ee Dalka gudihiisa iyo Dibadiisa   30/11/2017 Ujeedo: Cabasho Caddaalad darro aan ka tirsanayo Gudoomiye …

Read More »

Beledwyne: Dagaal qaraar oo khasaaro dhalay ayaa dhexmaarey Shabaab iyo Ciidanka dawlada

Beledweyne(Faanoole)- Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa dilay ilaa 11 katirsan horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Shabaab,ayna dhaawaceen kuwo kale,kadib markii dagaal uu ku dhexmaray deegaan hoostaga Degmada Maxas ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa yimid markii maleeshiyaad katirsan Shabaab ay wadada u galeen kolonyo gaadiid ah oo la …

Read More »

Ruushka oo Soomaaliya ka saacidaya dagaalka dhanka argagixisada

Muqdishu(Faanoole)-Moscow ayaa qorshaynaysa in ay Soomaaliya ka caawiso dadaalkeeda ka dhanka ah xag-jirnimada iyo argagisada,Wasiiraka arrimaha dibbada Rushka Sergey Lavrov ayaa ka sheegay shalay oo Talaada ahayd kullan uu la qaatay ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre kaasi oo hareer socday kan 72-daa ee golaha guud ee Qaramada Midobey ee …

Read More »

Arday dhan 50 oo deeq waxbarasho ka helay Shiinaha oo la sagootiyey

Muqdisho(Faanoole)-Waxaa maanta oo Arbaca ah xaflad sagootin ah loo sameeyey arday gaaraysa 50, oo deeq waxbarasho ka helay dalka aan saaxiibka nahay ee Shiinaha,kuwaasi oo maalmaha na soo aadan u ambabixi doona waddankaasi. Agaasimaha Guud ee Wasaaarada Waxbarashada Soomaaliya, Ismacil Yusuf Cisman ayaa sheegay in ay deeqdani tahay tii 2-aad …

Read More »

Cabdiraxmaan Cirro oo iska casiley afhayeenka golaha wakiilada Somaliland

Muqdisho(Faanoole)-Afhayenkii golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa fadhi ay yeesheen Xildhibaanada Somaliland u gudbiyey qoraal uu isku casilaayo kana dalbaanaayo in ay aqbalaan codsigiisa. Fadhiga Golaha wakiilada ee Somaliland waxaa maanta jooge ahaa 71 Xildhibaan, oo kamid ah 82 Xildhibaan ee ka tirsan Aqalka Wakiilada Somaliland. Is-casilaada Cirro waxaa …

Read More »

100-ka maalin maxaa u qabsoomay dawladda Soomaaliya ?, Faalo

Muqdisho(Faanoole)-Waxaa 100 beri laga joogaa mudada talada madaxtinimo uu hayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federal-ka Soomaaliya, Maxamed Cabdulahi Farmajo, waxaan qormadan ku fiirinayaa waxa u qabsoomay dawladda uu isaga hormuudka u yahay iyo waxa aan u qabsoomin si gaara guulaha la taaban karo.  Mudada aan ka hadlaynaa waa wax kooban oo aan …

Read More »

Wasaaradda Isgaarsiinta oo soo bandhigtay sahan lagu sameeyay baraha internet-ka ee wasaaradaha

Muqdisho(Faanoole)-Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo bandhigtay sahan ay ku sameysay baraha internetka (websites) ee wasaaradaha federaalka ah, si loo eego kaalinta ay ka cayaari karaan in dadweynuhu helaan warbixinnada iyo adeegyada dawladda, si loo abuuro dhaqanka isla-xisaabtanka iyo daah-furnaanta. Ujeeddada sahankan oo la sameeyay horraantii bishan ayaa ah …

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre “’Dhalinyaradu waa udub dhexaadka dawladnimada Soomaaliya”.

Muqdisho(Faanoole)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb Kulan looga wada tashanayey sidii loo sameyn lahaa siyaasad mideysan oo dhalinyarada hagta, kaas oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha. Ra’iisul Wasaare Kheyre oo munaasabadda ka hadlay ayaa iftiimiyey muhiimadda uu dhalinyarada u leeyahay …

Read More »