Home / Social affairs / Naxdin:-Haweenay Yugandhes ah oo arrin la yaab ah samaysay !

Naxdin:-Haweenay Yugandhes ah oo arrin la yaab ah samaysay !

Muqdisho(Faanoole)-Haweenay Yugandhees ah oo ku dhaqan dalka Ingiriiska(UK) ayaa ku dhaqaaqday fal aad loola yaabay kaasi oo baraha bulshada qabsaday, waxaana ay haweenaydani badiil ka dhigatay geedka ‘Moxoga’ ah oo sida xubinta ragga ka dhigatay kuna dhaqaaqday in ay isticmaasho.

Geedkan sawirkiisa idin muuqda ayey isticmaashay iyada oo uu ninkeedana shaqo ku maqan yahay, waxa uuna dhex galay xubinteeda taranka, wuuna ka soo bixi kari waayey, xaaalada ayaa ku cakirantay waxaana uu sababay dhiig ka yimaada xubinta.

Xaalada marka ay sidaas tahay ayey gaadiidka Gurmadka u yeeratay waxaana loo qaaday cusbitaal halkaas oo ay Dhakhaatiir ku sameeyeen Qaliin geedkaas looga soo saarey xubinteeda taranka.

Qaliinka kadib ayaa la wareystay haweenaydan waxaana ay sharaxaad ka bixisay sababta ku kaliftay in dhibaatan ay marto waxaana ay sheegtay in ninkeeda xubintiisa taranka yar tahay uusana qancin Karin, sidaasna ay ku go’aansatay in ay adeegsato Xididkan Moxoga ah oo cabirkiisa yahay 18 Inch.

Iyada ayaa naqshadaysatay balse si kama ah ayuu gudaha uga khataarmay sida ay sheegayso.

Haweenka ayaa ku kala duwan arrimaha jinsiga iyo door bidista xubinta taranka mid yar iyo mid weyn intaba.

Faanoole.com

Muqdisho.Com

Black Cobra ayaa inoo turjumay

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *