Home / Social affairs / Waa kuma Nin uga xubinta taranka wayn adduunka, muxuu ka yiri ?
Mexican man with biggest Penis in the world, Faanoole web

Waa kuma Nin uga xubinta taranka wayn adduunka, muxuu ka yiri ?

Mexica(Faanoole)-Roberto Esquivel Cabrera oo ah 54-sano jir u dhashay Mexica ayaa ah ninku uga xubinta taranka wayn adduunka, waxaana dhererka xubintiisa tahay 19 Inch, wuxuuna rajaynayaa in uu gelo buuga ‘Guinness book of the records’.

Ninka ayaa ciwaanada uga horeeye noqday sannadkii 2015-kii kadib markii Video muujinaya isaga oo cabiraya raganimadiisa ama xubinta uu aad u baahay.

Ninkan leh xubinta nus mitirka ah ayaa ku faanaya kuna faraxsan.

“ Waxaan ahay caan maxaa yeelay waxaan ah ninka uga gus weyn adduunka( ugu Xubinta taranka),” Sidaas ayuu u sheegay Barcroft TV.

“Waan ku faraxsanahay guskayga, waan ogahay inaan qof kale qabin cabirka aan qabo, waxaan jeclaan lahaa inaan gelo buuga layiraahdo “Guinness book of the records’, laakiin ma aqoonsanayaan, mana aqbalayaan.

Roberto waxaa mishaakil ka haysta inuu helo qof u dhigma oo qaabila si uu u sameeyo galmo waxaa sidoo kale jira arrimo dhanka caafimaad la xiriira, wuxuuna qabaa Infection waxaa sidoo kale dhib ku ah qul-qulka kaadida, faashado dhawr ah baa xubinta uga xiran.

Robert waxa uu diiday in laga gacan siiyo in qaliin lagu sameeyo xubintiisa taranka si ay u sahal naato sameynta galmo isaga oo aan laga argagax qaadin iyo soo jeedin kale oo xubintiisa ay lacag u sameyso si uu uga qayb galo maaweelada.

Roberto ayaa wareysi ku sheegay in uu doonayo in uu noqdo xidig aflaanta filmaanta galmada dhiga si uu lacag uga sameeyo.

“Wel-weli ma qabo, maxaa yeelay waxaan ogahay in mareykanka haween badan ay joogaan, mid kamida ayaa cabir igu haboon yeelan doonta”, ayuu yiri.

Isha sheekadan: thesun.co.uk

Faanoole.com

E-mail: Faanooleweb@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *